Ra’isul Wasaarihii hore ee Somalia oo talo Muhiim ah usoo jeediyay Madaxweyne Farmaajo

Ra’isul Wasaarihii hore ee Xukuumada KMG ee Soomaaliya sidoo kale soo noqday Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay sidii shalay loola dhaqmay labo kamid ah madaxdii hore dalka usoo maamushay. Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in Madaxweynayaashii hore ee dalka soo maamulay ay mudan yihiin karamaamo iyo in la sharfo balse ay … Continue reading Ra’isul Wasaarihii hore ee Somalia oo talo Muhiim ah usoo jeediyay Madaxweyne Farmaajo